Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DF oo xukuntay ajaaniib ka tirsanaa Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday xubno ajaanib ah oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab, labada dagaalyahan ayaa u kala dhashay dalalka Ingiriiska iyo Malaysia, Darren Anthony Byrness iyo Axmed Mustaqiim Bin Cabdal Xamiid ayaa Soomaliya yimid sanadihii 2009 iyo 2010 si ay ugu biiraan Kooxda  Al-shabaab. Darren Anthony Byrness,wuxuu qayb ka ahaa Weerar … Continue reading Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DF oo xukuntay ajaaniib ka tirsanaa Al-Shabaab